(DHAANTO CUSUB) Aar Maanta - Halaalee Dhaanto (Somali Music 2018)

Thanks! Share it with your friends!

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Added by AarMaanta
5 Views
(DHAANTO CUSUB) Aar Maanta - Halaalee Dhaanto (Somali Music 2018) Official audio track.

Ma adey tii i haleysee
ku haraadey aheydee

Hogagii wadnhaaga
Hareeraha qalbigaaga
Gacmaheygu dhulhoose
Ayey haanayaane halaalee

Gacmaheygu dhulhoose
Ayey hanayaane halaalee
Alla huunooy…

Labadaada horaadee halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Halka fiican ku yaala halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Dharaartii hadhsadaayoon halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Habeenkii ku hoydaayee halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow

Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tinahaydee halaalee
Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tinahaydee halaalee


Sida beelo hayaamey halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Oo hirdoogle ku guurey halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Oo ciyaariyo heeso halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Dhalintii hiyi raacdey halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow

Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tin ahaydee halaalee
Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tin ahaydee halaalee


Markii aan hurdo maago halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Habeen seexo idhaahdo halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Humbsibaan maqlayaayoo halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Waana layla hadlaaye halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow

Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tin ahaydee halaalee
Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tin ahaydee halaalee


Markii aan hurdo maago halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Habeenkii seexo idhaahdo halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Markii aan hurdo maago halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow
Habeenkii seexo idhaahdo halaalee
Alla iiwad wiilka heesoow


Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tinahaydee halaalee
Adunbaan wax hadaynee hibooy
Waana layga helaayee halaalee
Xageen kaa helayaayee hayboow
Ku hoyaa tinahaydee halaalee

Waana layga helaayee halaalee, halaalee, halaalee, halaalee, halaalee, halaale,

halaalee, halaalee, halaalee, halaalee, halaalee, halaale, halaalee, halaalee, halaalee, halaalee, halaalee, halaale
Category
Music Art

Post your comment

Sign in or sign up to post comments.

Comments

Be the first to comment