Featured

easy and healthy coconut cupcake| cuntada caruurta sameeyaan

Thanks! Share it with your friends!

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Added by healthyandmacaan
253 Views
maryam waa 7 jir waxay jeceshay ineey sameeyso cunto fudud sida doolshaha caruurta , baradha, iyo miraha saladka ah.Maa daama waalidka uu yahay taba baraha koo baad waa in caruurtaada wiil iyo gabdhba aad isku si u bartaa farsanada, si eey ugu baxsadaan nolashooda. ilaahay ba aog inta aad ku dhax jireeyso sidaa tardeed halaga faaiideeeysto maalin waliba. maryam iyo caruurtayda kale in badan ayeey in la waadigi doonaan, english maadaama uu u fudud yahay sidaa tardeed ayeey ugu bixisay. somaligana weey ku dari doontaa dhawaan inshaallah.
Category
Cooking & Health

Post your comment